Qoor-qoor oo war ka soo saaray doorasho ka dhacday Magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa soo dhaweeyay doorashada Guddoonka Degmada Gaalkacyo. Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo dhaweeyay doorashooyinkii Golaha deegaanka iyo Guddoonka Degmada Gaalkacyo oo maalmihii danbe si isdaba joog ah uga dhacay Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. “Reer Galkacyo waa ku mahadsam yihiin sida hufnaanta, daahfurnaanta … Continue reading Qoor-qoor oo war ka soo saaray doorasho ka dhacday Magaalada Gaalkacyo